Madaxweynihii DDSI oo lagu baaqay in Maxkamad lasoo taago

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in baaritaano qoto dheer lagu sameeyo tacadiyadii  uu geestay maamulkii uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Human Rights Watch ayaa ugu baaqday Dawladda Itoobiya  in ay samayso baaritaan madax bannaan  oo ku aadan tacadiyadii aadanaha iyo meel ka dhacyadii xeerarka dagaalka … Continue reading Madaxweynihii DDSI oo lagu baaqay in Maxkamad lasoo taago